Înapoi
Coperta „Kalahaadkii Moqdisho"

Kalahaadkii Moqdisho

Yusuf M. Haid

Fii primul care dă o notă

Autentifică-te ca să o adaugi în biblioteca ta →

Despre carte

Buugga Kalahaadkii Muqdisho Qaybta Labaad, waxa dabasocda buuggii Kalahaadkii Moqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990. Buuggu waxa u ka waramaya dhibaatadii ka dhalatay dagaalka iyo halaagii gaaray dadkii ka qaxay Muqdisho. Si gaar ah buuggu waxa u ka hadlaya dhibaatadii dhacay, gaar ahaan dadkii u qaxay Jubooyinka iyo magaalada Kismaayo oo ka mid ahaa jahooyinkii Xamar looga qaxay. Buuggu waxa u ku dheeraanaya dagaaladdii Jubooyinka ku dhex maray kooxihii iska soo horjeeday iyo dhibaatada ay u gaysteen dadweynihii ay ku dul dagaalamayeen. Bilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu bed- deshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxa ay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada. Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.

Citește-o cu alții

Fă un club în jurul ei: o împărțiți pe etape, vă bifați progresul și discutați fără spoilere.

Pornește un club cu cartea asta

Unde o cumperi

Caut-o și la Cărturești · Librarie.net · Librex

Prețuri verificate ieri

Linkuri afiliate — susții comunitatea fără costuri extra.

Recenzii

Autentifică-te ca să scrii o recenzie →

Nicio recenzie încă. A ta poate fi prima! ✍️

Cumpără cu 83,70 lei · libris.ro